Nafis Network

Suugaan ku saabsan Gudniinka Hablaha

NAFIS Network waxa ay raadineysaa hal abuurka leh suugaan ku saabsan gudniinka gabdhaha ha ahaato: Gabay, jiifto, maanso, buraanbur, hees, dhaanto ama suugaan kale. Si loo helo xikmad lagu furdaamiyo dhibaatada gudniinka gabdhaha ee haysata hableheena, sarena loogu qaado fahamka dadkeenna iyo go’aan ka masuuliyiinteenna si wacyi sareeya iyo sharci xakameeya loogu helo gudniinka gabadhaha.

Fadlan nagalasoo xidhiidh, email kan nafis@nafisnetwork.org ama tilifoonka xafiiska +252 2 570203