Guulaha Danwadaag

Self Helpg Group Approach (Danwadaag), Hannaanka Danwadaag waxa laga hirgaliyey Somaliland bishii sagaalaad 2013. Waxaana maalgalisa hayada Kindernothilfe ee loo soo gaabiyo (KNH) waxa marti galisey hayada wadaniga ah ee NAFIS Network. Hannaanka Danwadaag waa ururro laga dhex abaabulay bulshada inteeda haynta yar ama saboolka ah oo isku deegaan ah. Kuwaasi oo ka siman xagga …

Guulaha Danwadaag Read More »