Xaalad murugo leh: Gudniin wadareed dhib-badan loogu gaystay hablo yaryar
Qaylo dhaan ayaa Dalladda NAFIS Network kasoo gaadhay magaalo madaxda gobolka Saaxil ee Berbera; taas oo ku saabsan hablo yaryar oo u dhiig baxay gudniin lagu sameeyey lana keeney cusbitaalka guud ee Berbera. Hawl wadeennada NAFIS Network ayaa dedgdeg u gaadhay gobolka isla markaana la kulmay isuduwaha wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka, bahda caafimaadka, iyo waalidka …
Xaalad murugo leh: Gudniin wadareed dhib-badan loogu gaystay hablo yaryar Read More »